የእለት ዜና

Deegaanka oromiya shakhsiyaadki heeshiiska la galay al awto engineering ayaa sheegay in xiligi loo balan qaaday anay heli waxi loogu balan qaaday

Views: 46

Deegaanka oromiya 500 oo qof oo sharkada gaarka loo leeyahay ee al awto engineering ay ugu balan qaaday ee gawaadhida ay hor dhaca 300 ee bir in ay u soo marinayso xafiiska warshadaha iyo ganacsiga ee oromia aanay wali gawaaadhidi waba soo gaadhin sida ay ugu warameen addis maleda.

Xafiiska warshadaha iyo ganacsiga ee oromiya oo diwaan galiyay shakhsiyaadka awooda in gawaadhi ay iibsadaan oo 5tii bishi yakaatiit ee sanadka 2013 oo heeshiis ka kal iibsiga ku kala saxeexsiiyaay el awto engineering iyo shakhsiyaadkaasi gawaadhi iib ah loogu soo dajiyo.

Shaqsiyaadki saxeexy heeshiis kaasi gawadhida waxa ka mid ah Tewodros Temesgen oo ku nool koonfurta walaga.Tewodroos ayaa u waramay wargayska addis maleda in u bixiyay lacagt hor dhaca ahayd ee gawaadhida 399 oo bir. Sida u sheegay Tewoodhroos magalada naqamte oo kaliya waxa lacagta hor dhaca ah ee 300 ee bir bixiyaay dhalinyro in ka badan11.
Heeshiiska ay kala saxeexdeen el awto engineering iyo shakhsiyaadkaasi ayya waxa ku cad in lacagta hor dhaca ah ee 300 ee bir marka ay bixiyaan kadib labo bilood gudohood u el awto engineriing ku gudoonsiin doono gawaadhida,sida oo kale hadii u ku gudoonsin waayo xiliga balanta ee loo qabtay u siin doono lacagta boqolkiiba 10 mag ah.

Sida ay sheegeen shakhsiyaadku sida oo kale shirkada gawaadhdu hadi ay awoodi waydo in gawaadhida gudoonsiso xiliga heeshiiska ku cad in bishii walba ay shaqsiiyaadka siin doonto bil walba boqolkiiba 10 lacagta ay bixiyeen oo heeshiiska ku xusan,hase ahaate sida heeshiiska lagu xusay aanay shakhsiyaadka lacagta hor dhaca ah ee iibka gawadhida ee ay bixiyay aanay wa lacag ah aan la siinin. Sida ay ugu waram een wargayska addis maleda cabanayaashu ayada oo la cuskanaayo heeshiiska kala iibsiga oo sharciga lagu dhaqmaayo in ay rabaan gawaadhida.waxa kale oo ay sheegeen hadii ay jirto wado kale oo ka baxsan heeshiiskana ay doonayaan lacagti heeshiiska loogu balan qaaday.

Mudane Beqele abebe oo ah maareeyaha el awto engiineriing sida u ugu waramay wargayska addis maleda shirkada oo shakhsiyaadkaasi gawaadhida ugu soo galinaysay bilaa cashuur,in ogolaanshihi ahaa in gawaadhida lagu soo galiyo bila cashuur oo ka raagay awgeed aan ila iyo hada aan gawaadhidaas ila iyo imika aan dalka la soo galinin.xafiiska awooda u leh in u ogolaanshaha siiyo si bila cashuur loogu soo galiyo oo ah wsarada maliyada ayaa u ogolaaday bishi sane,sidoo kale Baqele waxa u sheegay in u xafiiska wasarada maliyadu u hadana sheegay in gawaadhidha bila canshuurta lagu soo galinaayo looga bahan doono boqolkiiba 10 oo canshuur ah.

Beqele oo u waramay wargayska addis maleda ayaa sheegay sababta ay gawaadhidaasi ku raageen xili kabadan 2 bilood sida heeshiiska ku xusan ayaa ah geedi socodkii ahaa sidi bila canshuur loogu soo galin lahaa.waxa kale oo u xusay in gawaadhidaasi la iibiyay xili hore oo bil kadib dalka la soo galin doono oo loo qaybin doono shakhsiyaadkaasi, sidaasi darteedna looga baahan yahay shakhsiyaadka lacagta bixiyay in ay u dul qaataan.

Waxa u Beqele cadeeyay oo kale in in shakhsiyaadkaasi loogu balan qaaday in la siiyo boqolkiiba 10 lacagta ay bixiyeen oo mag ah loo bilaabay in la siiyo. Una sheegay addis maleda in ay jiraan shakhsiyaad qaatay lacagtaasi.hase ahaate shakhsiyaadku waxa ay addis maled u sheegeen in aanay jirin wax lacag ah oo al siiyay.


አዲስ ማለዳ Hamle 10 2013 No 4

Comments: 0

Your email address will not be published. Required fields are marked with *

This site is protected by wp-copyrightpro.com