Garsooraha guud ee maxkamada fedaraalka ayaa sheegay in ay sharciga hor keeni kari wayeen shakhsiyaadkii sameeyay hadal nacaybka ah.
Garsooraha maxkamada guud ee federaalka madaxa waaxda prees sekreteri mudane Awel Suldaan ayaa wargayska addis maleda u waramay in shakhsiyaadka hadalada nacaybka ku hadla,qora iyo faafiyaba si loo kontroolo hawlo sharci laga qabtay, hadana danbiga ay samaynayaana u xiliba xiliga ka danbeeya u soo badanaayo.
Waxa ay arintanina ku dhacday bu yidhi madama shakhsiyaadka looga shakisanyahay in ay faafiyaan hadalada nacaybka ah maxkamada la keeno oo la ganaaxo la kari waayay.
Waxana sabab u ah bu yidhi in sharciga ku saabsan hadalada nacaybka ah ay bulshada u cadahay iyo in kale ay suaal aan laga jawaabi kari waayay noqotay.
Waxa kale oo hadalkiisa u ku sheegay in baryahan danbe ay ku soo badanayaan dalka hadalada nacaybku,sidaasina ay sababta koowaad ee muujinayso ay tahay in baraha bulshadu sida ugu dhakhsaha badan wax uga qabanin.
Waxa kale oo u xusay in hadalada nacaybka lgu bah dilo dadka cidnimadooda ama qoomiyadooda, diintooda iyo jinsiyadoodaba oo dhaawac nacayb ah la gaadhsiiyo.
Masuulku waxa u yidhi sidaas darted hadalada nacaybku waa qaar ka soo kacaya dareenka sidaas darted ayaana caqabad ay ugu noqotay in wax laga qabto.
In qoofku dareenkiisa six or ah u usheego waa mid dastuurka dalka ku xusan oo hadana ka mid ah sharciga caalamiga ah ee xuquuqda ademiga ah.
Sida u sheegay masuulku in kasta oo sharciga dastuurka ee dawlada federaalka etoobiya u mid ka yahay xoriyada fikradaha xorta ah aqoonsiga kuwa la siiyay, hadana waxa soo badanaya shakhsiyaad xoriyadan u adeegsada si danbi ah oo khaldan.
Hadaladan nacaybka ahi waxa ay dhaawacayaan shakhsiyada qofka si gaar ahna inta loo sameeyo magacyo gaar ah oo lagu nabo tusaale ahaanna midabkiisa,qoomiyadiisa,diintiisa ayaa inta la dayriyo ayaa waxa ay noqotay wadada lagaga saaro bulshad.
Waliba waxa la sheegay in hadalada been abuurka ah ee nacaybka xanbaarsan oo qoraal ah sawirna wata codadna lagu kabay marka ay bulshada ku dhax fafaan in fariimo aan haboonayn ay gaadhsinayaan bulshada.
Hadalada nacaybku marka ugu horaysa shakhsiga ama kooxda ay dhaawaca gaadhsiinayso waxa weeyaan in ay dadka ka hosaaysiiso ama ay ku abuurto kalsooni laan.
Waxa lagu xusay sharciga laga soo saaray hadalada nacaybka ah in dadka saamayntu soo gaadhay laga dhigo qaar waxa lagu sheegay ah oo laga qayb qaato hadaladaasi nacaybka wata si loogu duulo dadkaasi waxa ay ka dhigaysa danbiile qofka oo u mutaysto ciqaab sharci.
Sidaasas awgeedna u xeer ilaaliyaha maxkamada guud u ku jiro hawl fahanka dadka kor u qaadaysa oo sharciga cidi aan ku dhaqmaynna ay khasab noqotay in talaabo shari laga qaadi doono.
Waxa kale oo ka codsaday bulshada in cid kastaaba ay ka faaidaysan karto xoriyada sharcigu u siiyay ee ah in six or ah ay fikirkooda u dhiibtaan,hadana ay sida u sharcigu u dhigayo ugu daqmaan ayaga oo iska ilaalinaya danbiyada ,cidi sida sharciga ka baxsan ugu dhaqmaysana ay soo sheegaan oo ay ka soo baxaan masuuliyadooda muwaadinnimo.
አዲስ ማለዳ Hamle 17 2013 No 5



