የእለት ዜና
መዝገብ

Category: xalada taagan

Dhibaatooyinka ay ka cabanayaan dadka rikaabka ah ee la xidhiidha gaadiidka.

Magalo madaxda dalka dhibaatooyinka ka jira ee ay dadku la kulamaan dhinaca gaadiidka ah waxa ka mid ah yarida baabuurta, marka uu qofku gurigiisa ka baxo gadiidki uu rabay sidi uu ku heli lahaa way adegtahay. Waxyaabaha dadka lacagtooda iyo…

Qaylo dhaanka ka badbaadin kar wayay dhimashada muwaadiniinta rayidka ah

Nin magaciisa la yidhaahdo Seciid Aden ayaa waxa u ku dhashay kuna koray deegaanka oromiya wuqooyiga gobolka welega xaafeda anguur gutin qebelaha afraad. Siciid waa wiil dhalinyaro ah oo ka shaqaysta ganacsiga, waxa uu sheegay in uu ku dhashay deegaanka…

Baro kacayaashi ka badbaaday dhimashada

Dagaaladi ka bilaabmay wuqooyiga dalka oo sanad wax yari uga dhimanyihiin ayaa ilaa iyo xiligan xaadirka ah waxa ku naf waayay dad aan tiro yarayn. Dadki ka cararay meelihi lagu dagaalamayay ee galay xeryihi qaxootiga iyo meelaha ay eheladoodu joogeen…

Caruurta iyo dagaala

Caruurtu masuuliyada saran waxa ka badan xuquuqda ay leeyihiin. Caruurtu loogama baahna in ay goa’an bixiyaan, waxa ay u baahanyihiin in ay ku koraan gacanta walidiintooda. Awlaadu waa hadiyada Ale bulshaduna inta badan waxa ay aaminsanyihin in awladu ay tahay…

Hawwenka soo barokacayaasha ah ee shaqo doonka ah faro xumaynta jinsiga ah ee loo gaysto

Dhasaash Moola waxa weeyaan haweenay ku dhalatay deegaanka amxaarada gaar ahaana walo dagmada maqeet, Dhasaash in kasta oo ay waxbarashadeeda ka gaadhay ila iyo fasalka sideedaad hadana awood ay wax ku barato laan awgeed wax barashadeedi maaysan sii wadanin, sidaas…

Doorashada u xisbiga barwaaqo ee dds kaligii ku tartamayo

Doorashadi guud ee dalka ee wareega 6aad ee u soo qabanqaabiyay xafiiska gudiga doorashooyinka ee qaran waxa ay dhacday 14kii bishii sane ee sanadkii 2013kii. Meelihi doorashadu aanay ka dhicin ee sababo la xidhiidha daganaansho la’anta darted ayaa waxa balan…

Maalin jooga sanadka cusub ee barakacayaasha

Dalkan itoobiya munaasabadaha sanadlaha ah ee loo dabaaldago waxaa ka mid ah sagootinta sanadkii hore islamarkaana sanadka cusub lagu soo dhawaynayo barwaaqo,dhir cagaaran oo lagu ildoogsado iyo carriga oo nabad ah. Munaasabada sanadka cusub waa sagootinta sanadkii duuga ahaa laguna…

Sanadka cusub iyo suuqa sanadka cusub

Sanadka cusub ee tirsiga itoobiya waxa la xusa malnta meskerem 1deeda. Sanadkana meskerem 1deeda waxa loo dabaal dagaya sanadka 2014ka. Markasta oo ciidi ay jirto dadku waxa ay is ku hawlaan suuqyad si ay wax u kala iibsadaan, suuqyadana waxa…

warbaahinada casriga ah culayska ay ku hayaan warbaahinti caadiga ahayd

Baraha bulshada oo noqday xogaha wararka awgeed ayaa warbaahinadii hore oo liita oo qaarkoodna ay ku wada bireen warbahinada casriga ah ayaa la arkaa, si gaar ahna waxa u aad u saameeyay wargaysyada la daabaco. wararkii caadiga ahaa ee la…

Waxa la sheegay in faafitaanka cudurka hiv aidhska ee magaalooyinka u todoba jibaaray ka miyiga

Sanadkan 2013ka oo kaliya ayaa waxa laga helay cudurka hiv aidhska in kabadan 11kun oo qof. Waxa la soo ogaaday in faafitaanka cudurka ee hiv aidska ee dalka u sii badanaayo gaar ahaana magalooyinka.marka la isbarbar dhigo heerka u faafitaanka…

Xili roobaadkan ayaa caruurta yaryar ee darbi jiifka ah ku noqotay culays ay xamili kari waayeen

Wiil yar oo magaciisa la yidhaahdo Roobel Alemu oo ku dhashay magalada goojaam ayaa xiligan xaadirka ah ku nool magalada addis ababa xafada la yidhaahdo megenaanya waxan u nolashisa ka dhigtay darbi jiif. Roobel waa 12 jir, waxa asaga iyo…

Saamaynta sicir bararka iyo halka ay u socoto

Waxa wargayska addis maleda la kulantay Senaayit Akaalu, Senaayit waa haweenay dhawr iyo sodon jir ah waxana ay leedahay 3 ciyaal ah waxana ay ka ganacsata ganacsiga waxyaabaha la isku qurxiyo ee loo yaqaano kosmotiks. Waxana ay sheegtay in xiligan…

Xiliga karanta oo dhibato lagala kulmo dhinaca korontada.

Dalkka etoobiya gaar ahaan magaalooyinka yaryar ayaa shacabka waxa ku noqotay caqabad xiliga roobabku ay da’an ee karanta laydka oo aad uga gogoa.karantan aan ku jiro laftigeeda waxa meelo badan oo ka mid ah magaalooyinka yaryar ee miyiyada laga arka…

U Diyaar garawga doorashada deegaanada doorashadi doorkii kawaad aanay ka dhicin

Waxa la ogsoonyahay in xafiiska gudiga doorashooyinka ee etobiya u diyaargarawgi u ugu jiray doorashada wareega lixaad inta u dhameeyay in doorashadi la qabtay bishi sane 14keedi 2013keedi. Hase ahaate gudiga doorashooyinku sane 14keedi in u guud ahaan dalka ka…

Alabada ku uruursan dakadaha ayaa loo ogolaaday in ay iskood uga qaadan shaqsiyaadka

Alaabada ku uruursan dakadaha ayaa la sheegay si loo qaado in ugu yaraan loo baahan yahay in kabadan 13 kun oo kontenaro ah Xafiiska gaadidka iyo adeega dakhliga ayaa sheegay in ay jirto yarida kontenarada,sidaas darteedna dakadaha kala duwan ee…

Walaac ka jira dhinaca roobabk badan iyo daadadka

Roobab badan oo ka da’a meelo badan oo dalka ka mid ah ayaa laga qaba walwal madaama roobabka culus lagala kulmi karo daadad, daadadkaasina ay ka iman karaan dhibatooyin ay ka mid yihiin wadooyinka oo xumaada dhulka oo dilaaca in…

Waritaanka sharciga ogolaanaya gooni u goosadka

Qoomiyadaha dalka inay aayahooda ka tashtaan ama inay gooni  dalka uga go’aan sharciga u ogolaanayo dastuurka dalka intii lagu ansixiyay waxaa ka soo wareegtay in ka badan rubuc qarni.sharciga noocan ah ee dalka burburinayo in wadamada kale aysan lahayn ama…

Dr. Ababach Gobanaa

Wakhtigu waa taliye.bini’aadanka oodhan waa abuur aan awood lahayn oo moodayo in uusan guul daraysan Karin. Laakiin waxaa jira dadka qaarkood oo wakhtigu uu ilbixiyo. Sidee hadaad tiraahdaan,waa su’aal fiican. Jawaabtu waxay tahay dad waxaa jira wakhtiga ka faai’idaysta oo…

Xuska fannaanka hachaalu hundesa

Fanaanka hachaalu hundesa wuxuu ka dhashay hoyadiis gudatu horraa iyo aabihiis hundesa bonsa sanadkii 1976dii Tirsiga itoobiya.wuxuunka ku dhashay magaalada amboo oo caasimada dalka ee magaalada addis ababa ka xigta dhanka galbeedka una jirta 100Km. fanaanka hachaalu oo ku dhashay…

Waxyaabo la yaabitaan le oo lagu arkay hawl fuliyayaashi doorashadi 14kii sane

Doorashadi 14kii sane waxa soo maray aragtiyo kala duwan. Qaar ka mid ah xisbiyada kala duwan oo calamadohooda bulshada fursadi ay helaan ba kadhadhicinaayay. Qaarkoodna waxa ay lahayeen inta add anaga warbixin naga helaysaan noo dulqaata. Bulshada iyo xisbiyada kala…

Addis ababa siday wax u dooratay?

Doorashada 6aad ee dalkan itoobiya oo ay hogaaminaysay guddiga doorashada qaranka ayaa wareegii koobaad xiligii loogu talagalay ee bisha sane 14da sanadka 2013ka ee tirsi taarikheedka itoobiya la qabtay. Wareega koobaad ee doorashada ee guud ahaan dalka oo dhan lagu…

This site is protected by wp-copyrightpro.com